Qeexid

"Wax qiimo lehoo la siiyo qof hawl dheeraad ah qabtay;abaalmarin."

Qeexid Xigta

ld abaalgudid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abaalgud oo kali ah:
  • Waxaa la yiri waa safar ay ka buuxaan abaalgudyo la yaab leh mararka qaarkeedna waxay u muuqdaan loolan aan waxba laga qaban karin.
  • Sidaas darteed, dadka reer Somaliland waxay daw ugu leeyihiin Britain in ay u abaalguddo."