Qeexid

"eeg abaalmari. ld abaalmaris."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abaalmarin oo kali ah:
  • Nilson Mandela halgankaasi dheer uu galay xorriyada iyo sinaanta waxaa uu ku kasbaday inuu hello abaalmarinta nabada caalamiga ah ee Nobile price oo sanadkiiba mar laga baxiyo dalka Norway.
  • Dhinaca kale weeraryahanka Solskjaer ayaa kooxda Manchester ugu baaqay inay ku guulaystaan koobka Yurub si ay abaalmarin ugaga dhigaan David Beckham.