Qeexid
"ld abaaraysasho."
"ld abaaraysasho."
Wadaag:
Wax abaar ahka dhigid (meel). ld abaaraysii.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax abaarihaleeshay ahaansho (dhul).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qiyaasta ugu dhow wax aan lahubin oo la qiyaaso. Tus. “Waxaan kusugayaa abbaaraha lix saac”.
m.l.fk
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Waxabaari ku dhacday noqosho (meel).
f.mg1
Wadaag:
Markii magacuyaal lahaansho lagulifaaqo wuxuu la micna yahay “weligii”. Tus.“A.kii ma imaan” oo la mid ah “weligiis maimaan”. ld abadan, abid, abiid, ebed.
m.l.fk
Wadaag:
(-ryo ..., m.dh) (bot.) Geed qabatimay ku noolaanshaha gobol biyoyarood ah, sida, meelaha abaaruhu ka
m.dh
Wadaag:
Mushkilad wax la maareeyey ahaansho.
Wax daxalaysatay ahaansho (bir).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax abaari kudhacday noqosho (meel). ld abaarso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: