Qeexid
"(-rro, m.l) Haweeney waxyaaboyaryar ka ganacsata."
"(-rro, m.l) Haweeney waxyaaboyaryar ka ganacsata."
Wadaag:
Godka badarka lagu kaydiyo.
Badar muddo god ku jirey. ld bukaar.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Bartamaha xabadka halka ay feeraha sare isaga yimaadaan.
m.l
Wadaag:
Wax abaar ahka dhigid (meel). ld abaaraysii.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Waxabaari ku dhacday noqosho (meel).
f.mg1
Wadaag:
Qof aan waxbalaga dhaadhicin karin; macangag.
Geesiaan caqli lahayn.
m.l
Wadaag:
Geed hohobta u eg oo udgoon oo ubax cillaan ah bixiya.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Badar, wax duug ah noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Markii magacuyaal lahaansho lagulifaaqo wuxuu la micna yahay “weligii”. Tus.“A.kii ma imaan” oo la mid ah “weligiis maimaan”. ld abadan, abid, abiid, ebed.
m.l.fk
Wadaag: