Qeexid
"Laan geed lagasoo gooyey geed ku tallaalid."
[-aalay, -aashay]
abaqaal2 alay
abaqaal2 ashay
f.g1"Laan geed lagasoo gooyey geed ku tallaalid."
Wadaag:
Tallaalidda laan geed laga soogooyay lagu tallaalo geed kale. ld abqaalid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax meelgo'an ku sugnaansho.
(f.mg) Ka a.: fal kudhaqaaqiddiisa deyn. ld ool2, oollow.
f.g
Wadaag:
Samo cid loo galo.
Xasuustawanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Doonyaha safarrada dhaadheer gala tan ugu weyn oo qaadi karta kun jawaan iyo ka badan. ld baqaalad, baqlad.
m.l
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) A.ah: haan duugah oo biyaha sii daysa; boos.
m.dh
Wadaag:
Qof lafo xanuun qaba qaarka dambe carro kukul loogu duugo si loogu daweeyo, xabaalid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-llo, m.dh) (xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg u dhexeeya oo iyol (oleli). Tubta bar socota sallax oo wadarta fogaanta ay u jirtaa laba barood oo maguuran ah ay tahay madoorsoome. Labada barood ee maguuraanka waxa la yiraahdaa kulmisyo.
m.l
Wadaag: