Qeexid Xigta
ld abqaal1.
ld abqaal1.
Wadaag:
Laan geed lagasoo gooyey geed ku tallaalid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Tallaalidda laan geed laga soogooyay lagu tallaalo geed kale. ld abqaalid.
m.l
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) A.ah: haan duugah oo biyaha sii daysa; boos.
m.dh
Wadaag:
Samo cid loo galo.
Xasuustawanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay.
m.l
Wadaag:
(baay.) Xaalad hurdo oo kale ah, taasi oo xayawaanka qaarkood kaga gudbaan bilaha jilaalka ee ay jiraan cunta yaraanta iyo qabowgu. Waxay xayawaanku sameeyaan isbeddello fisiyoolajiyeed oo ay ka mid yihiin hoos u dhaca heerkulka jidhka iyo garaaca wadnaha, waxa anay ku noolaadaan keydka duxdooda.
m.dh
Wadaag: