Qeexid
"Baahida ay hal ama qaalin geelahi u qabto abaahi."
Qeexid Xigta
A.ah: hal ama qaalingeel oo u baahan abaahi.
"Baahida ay hal ama qaalin geelahi u qabto abaahi."
A.ah: hal ama qaalingeel oo u baahan abaahi.
Wadaag:
(-xay, -xday; -sixi) (Hal) waxabaahin u baahan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax abaahin ubaahan ah ahaansho (hal).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg abasaxsan. ldabasaxnaan, abasaxnaansho,abasaxsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Markii magacuyaal lahaansho lagulifaaqo wuxuu la micna yahay “weligii”. Tus.“A.kii ma imaan” oo la mid ah “weligiis maimaan”. ld abadan, abid, abiid, ebed.
m.l.fk
Wadaag:
Guux iyo abur uu afka ka keenoawr doobbo soo ridi waayey. ld aburshuqle.
m.l
Wadaag:
Abashuqlesamayn (awr). ld aburshuqlee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag: