Qeexid
"eeg abasaxsan. ldabasaxnaan, abasaxnaansho,abasaxsanaansho."
"eeg abasaxsan. ldabasaxnaan, abasaxnaansho,abasaxsanaansho."
Wadaag:
Wax abaahin ubaahan ah ahaansho (hal).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg qabalaxsan. ld qabalaxsanaansho, qablaxsanaan, qablaxsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Baahida ay hal ama qaalin geelahi u qabto abaahi.
A.ah: hal ama qaalingeel oo u baahan abaahi.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -sixi) (Hal) waxabaahin u baahan noqosho.
f.mg1
Wadaag: