Qeexid
Ilmo yar abaydinka dhigid.
[-iyay, -isay]
f.g2Ilmo yar abaydinka dhigid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg abaydimi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh.kh A. ah: ilmo yar oo naaskahooyo aan nuugin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]