Qeexid
"/dh.kh A. ah: ilmo yar oo naaskahooyo aan nuugin."
"/dh.kh A. ah: ilmo yar oo naaskahooyo aan nuugin."
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofkalabaad ee wadarta ah (lala hadlayaasha amawax loo qorayaasha). ld aa2, aad.
mu.dhm.y
Wadaag:
Markii magacuyaal lahaansho lagulifaaqo wuxuu la micna yahay “weligii”. Tus.“A.kii ma imaan” oo la mid ah “weligiis maimaan”. ld abadan, abid, abiid, ebed.
m.l.fk
Wadaag: