Qeexid

"Qoftaliye u ah col duullaan ah."

Qeexid Xigta

Taliye xigeenka gaas, guuto, qayb iwm eeciidamada. ld ammaanduule.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abbaanduule oo kali ah:
  • Markii ergadii fara-madhnaan la soo noqotey, guluf baa la abaabuley; waxaana ciidanka abbaanduule u ahaa Cali Jaamac Haabiil.