Qeexid
"Kua.: wax waqti go'an meel ku aaddannoqosho."
Qeexid Xigta
Ku a.: wax meel ku aaddannoqosho.
"Kua.: wax waqti go'an meel ku aaddannoqosho."
Ku a.: wax meel ku aaddannoqosho.
Wadaag:
Ku a.: waxwaqti go'an meel ku aaddan ahaansho.
Kua.: wax meel ku aaddan ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Hadal, arrin iwm sida kuhabboon ee looga baahanyahay. Tus.“Hadalka abbaartiisu sidaa ma ahayn.”
m.dh
Wadaag:
(f.g) Si toos ahoo aan leexleexasho lahayn wax u aadid.
(f.mg) Ku a.: wax kale ku toosin.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Qiyaasta ugu dhow wax aan lahubin oo la qiyaaso. Tus. “Waxaan kusugayaa abbaaraha lix saac”.
m.l.fk
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax habaar ku dhacay ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Wax meel amawax kale ku aaddin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
abbaay abbaay m.dh Digri haweenka u gaar ahoo la sameeyo marka haweeney aykuraysanayso ama markii caado ahaan looxusayo abbaay Faaduumo oo lagu wadogabadhii Rasuulka (n.k.h.a.).
Wadaag:
abbaay abbaay m.dh Digri haweenka u gaar ahoo la sameeyo marka haweeney aykuraysanayso ama markii caado ahaan looxusayo abbaay Faaduumo oo lagu wadogabadhii Rasuulka (n.k.h.a.).
Wadaag:
Wax aygabadhi u tahay wiilka ama gabadha ladhalatay.
Erey “walaal” ka dhigan oogabdhaha wada dhashay ama xigto ah ama isjecel isugu yeeraan.
Gabadhi waxa ay utahay ilmaha la dhashay ee ka yaryar. ldabbaay, abbaayo.
m.l
Wadaag:
Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, feynuus iwm).
Wax hadlay ama muuqday noqosho (raadiyo, telefishan iwm).
f.mg1
Wadaag:
Hor iyo a.: fal la sameeyo intaaan ujeeddo la lahaa lagu dhaqaaqin. Tus.“Inta aynaan badda aadin hor iyo abbaatoaan shaah cabno”.
m.dh.fk
Wadaag: