Qeexid Kale
ld abbaar1.
ld abbaar1.
Wadaag:
Hadal, arrin iwm sida kuhabboon ee looga baahanyahay. Tus.“Hadalka abbaartiisu sidaa ma ahayn.”
m.dh
Wadaag:
(f.g) Si toos ahoo aan leexleexasho lahayn wax u aadid.
(f.mg) Ku a.: wax kale ku toosin.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Qiyaasta ugu dhow wax aan lahubin oo la qiyaaso. Tus. “Waxaan kusugayaa abbaaraha lix saac”.
m.l.fk
Wadaag:
Ku a.: waxwaqti go'an meel ku aaddan ahaansho.
Kua.: wax meel ku aaddan ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Kua.: wax waqti go'an meel ku aaddannoqosho.
Ku a.: wax meel ku aaddannoqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax meel amawax kale ku aaddin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
abbaay abbaay m.dh Digri haweenka u gaar ahoo la sameeyo marka haweeney aykuraysanayso ama markii caado ahaan looxusayo abbaay Faaduumo oo lagu wadogabadhii Rasuulka (n.k.h.a.).
Wadaag: