Qeexid
"eeg abbaarqaado."
"eeg abbaarqaado."
Wadaag:
Ka a.: meel jahadeeda meel kale uga tilmaanqaadasho.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
(f.g) Si toos ahoo aan leexleexasho lahayn wax u aadid.
(f.mg) Ku a.: wax kale ku toosin.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Hadal, arrin iwm sida kuhabboon ee looga baahanyahay. Tus.“Hadalka abbaartiisu sidaa ma ahayn.”
m.dh
Wadaag:
Qiyaasta ugu dhow wax aan lahubin oo la qiyaaso. Tus. “Waxaan kusugayaa abbaaraha lix saac”.
m.l.fk
Wadaag:
Diyaar garowga iyo qalab uruursiga cid dagaal geli rabta ay samayso. ld hubqaadid.
m.dh
Wadaag: