Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
abboow
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `abboow`
abboowe
Qeexid
Waxa wiil uyahay ilmaha la dhashay ee ka yaryar.
Erey“walaal” ka dhigan oo kuwa wada dhashayama xigto ah ama is jeceli isugu yeeraan.
Wiil waxa uu u yahay ilmaha la dhashayee ka yaryar. ld abboow, boowe.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
asaabboon
Qeexid
Wax aandembi ama xumaan samayn ahaansho (qof).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
aabbo
Qeexid
ld aabbe.
Qaabnaxweed & Naxwe
u.j
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
j (Jagaale) — Jagaale (ordinal)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
abkow
Qeexid
Awoowe.
Awoowe aabbihiis; abuullan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
aboor
Qeexid
Waxar ayadoon naaskiihooyadeed ka go'in biyo-cabbid bilowday.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
aboor
Qeexid
Cayayaan yaryar, cawlan, oo leh lix lugood iyo ilka adag oo beel beel u dega,dundumooyinka sameeya.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: