Qeexid

"A.ah: qaalin geel ama lo'aadoo waqtiigii ay rimi lahayd gaartay laakiinaan dhowr da'ood dhalin."

Qeexid Xigta

A.ah: neefdhaddig oo aad u shilis; gool. ld ameer.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abeer oo kali ah:
  • Habowgaas caqliyeed waa mid aan cudurdaar loo helayn, waana ka mid waxyaabaha ay ka dhalatay marin habowga midnimaddii wax-garadka degaanka Geed-Abeera iyo nawaaxigiisa, waxaanu madaxweyne kuu soo gudbinaynaa salaan diiran oo kal-gacaltooyo.
  • "Weligey mabeerin mana ka ganacsan Daroogo,Burcad badeedna lug kuma lihi waxaanse leeyhay waan kasoo horjeedaa inta la'igu eedeeyay"ayuu markale yiri Indhacade oo ay ka muuqatay in uu aad ugu xumaa eedeyntaasi loo jeediyay.