"Abjac ahaansho (qof)."
Wadaag:
(-cyo, m.dh) A. ah: qof madax adagoo garmaqaate ah.
m.l
Saajac ahaansho.
m.dh
Shaajac ahaansho. ld shajaacnimo.
Abti ahaansho.
Aboor ahaansho (waxar).
(-dyo, m.dh) Heeryo cufan, culus ooka sameysan cajillo, jawaanno, calallo iwm,oo isku tolan oo awrta rarka culus laga xijiyo;qobtol. ld abjed.
Abkow ahaansho.
Abwaan ahaansho.
Abbaan ahaansho.