Qeexid
"(-eeyo, m.dh) Billaawe weyn oodhererkiisu yahay qiyaastii soddon sintimitir.ld amley."
"(-eeyo, m.dh) Billaawe weyn oodhererkiisu yahay qiyaastii soddon sintimitir.ld amley."
Wadaag:
(-yo, m.l) Jirka dadka inta xudunta ka korreysa luquntana ka hoosaysa.
m.dh
Wadaag:
abla'ablayn m.dh (-no, m.dh) Barashadaaragtida, jaraynta, iyo xeerarka kala soociddanaflayda kuwii dabar go'ay iyo kuwa haddajooga.
Wadaag:
Dhul carro cad iyo carro madowisugu jira, geedo dhaadheer ka baxaan oobeerashada ku wanaagsan.
m.l
Wadaag:
(-eeyo, m.dh) Warqad qaabshimbireed leh oo inta dun dheer lagu xirocaruurtu hawada ku laliyaan; dawaarad.
m.dh
Wadaag: