Qeexid
(-iyo, m.dh) Nooc haadda ka midah oo xagga weynaanta u dhaxeeya gorgorkaiyo coomaaddaha, oo habeenkii dhulka uhoyda oo afka luguha iyo baalashadhinacyadooda guduudan.
(-iyo, m.dh) Nooc haadda ka midah oo xagga weynaanta u dhaxeeya gorgorkaiyo coomaaddaha, oo habeenkii dhulka uhoyda oo afka luguha iyo baalashadhinacyadooda guduudan.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Firiiric yar yar oo cuncun leh oo oogada dadka ka soo yaaca kolka ay qorraxdu kulushahay (kulayaaha).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhagax gaar ah oo la aaminsanyahay inuu daawo leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cayayaan yaryar, cawlan, oo leh lix lugood iyo ilka adag oo beel beel u dega,dundumooyinka sameeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Waxar ayadoon naaskiihooyadeed ka go'in biyo-cabbid bilowday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Hooyada hooyadeed ama aabaha hooyadii; ayeeyo,macooyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg abow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Aboor ahaansho (waxar).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Alaakood sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Isu f.: laba wax ama ka badan isbarbardhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: ld hooddi.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hadal sir ah cid ku qarsasho.
Qeexid Xigta: Cid shukaansasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld xoodaami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax fidsan xoog ku laabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Abooto ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ayeeyo-lugdheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]