Qeexid
"Cayayaan yaryar, cawlan, oo leh lix lugood iyo ilka adag oo beel beel u dega,dundumooyinka sameeya."
"Cayayaan yaryar, cawlan, oo leh lix lugood iyo ilka adag oo beel beel u dega,dundumooyinka sameeya."
Wadaag:
Waxar ayadoon naaskiihooyadeed ka go'in biyo-cabbid bilowday.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Hooyada hooyadeed ama aabaha hooyadii; ayeeyo,macooyo.
m.dh
Wadaag:
Nafley biyodoonasho.
Nafley meel sare ka soo degid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Nooc haadda ka midah oo xagga weynaanta u dhaxeeya gorgorkaiyo coomaaddaha, oo habeenkii dhulka uhoyda oo afka luguha iyo baalashadhinacyadooda guduudan.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Kahsi ka yimaada budada ubaxa geedaha oo keena halaamacoodka sanka dhexdiisa iyo mararka qaarkood indhaha. Astaan: hindhiso badan.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Wejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.
m.l
Wadaag:
Xumbo cad oo caanaha la lisay yeeshaan.
ld xoor 1 (2). Magac xiddi good.
m.dh
Wadaag:
Orod samayn.
Cinjir, xarig iwm isku soo ururid.
La r.: nin naag uu guur ka rabo la baxsasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, m.l) Dawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.
m.dh
Wadaag:
Galley ama meseggo shiidan oo la kariyo.
Gasiin; cunto.
m.dh
Wadaag:
Bun duban, caano, daango iwm isku darid.
Beer, hilib iyo xayr isku shiilid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: