Qeexid
"(f.g) Meel ciriiriah xoog ku dhexmarid."
Qeexid Xigta
(f.mg) Sidegdegsiinyo leh hadba dhan ugu ordid.
[-ray, -rtay]
abraar2 ay
abraar2 tay
f.g"(f.g) Meel ciriiriah xoog ku dhexmarid."
(f.mg) Sidegdegsiinyo leh hadba dhan ugu ordid.
Wadaag:
Wax meel ciriiriah xoog ku dhex marin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Hadal, arrin iwm sida kuhabboon ee looga baahanyahay. Tus.āHadalka abbaartiisu sidaa ma ahayn.ā
m.dh
Wadaag:
(f.g) Alaab (aqaliwm) meel sare saarid.
(f.mg) Ka aa.: ciddakano gashay ka gudid.
(f.mg) U aa.: cidqof laga dilay, ciddii dishey qof ka mid ahdilid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Muran runta lagudiidayo samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Guriga gudihiisa qaybta dambe ee saabaanka muhiimka ah la dhigto.
Sariir qoryo ka samaysan.
m.dh
Wadaag:
Yaab weyn iyofajac la kulmid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(fiis.) Summad: a. Dhakhsaha korodhka xawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii seken ee laba jibbaaran (m/s2).
m.l
Wadaag:
Neef lo' ah oo leh geeso labada dhinac u kala rogan; sheexo.
m.dh
Wadaag:
Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.dh) (taar.) Go'aan rasmi ah, ee ka soo baxa boqor, boqorad ama madax kale.
m.l
Wadaag: