Qeexid
U a.: qof faraciisusiday isu dhaleen sheegid.
[-iyay, -isay]
f.mg2U a.: qof faraciisusiday isu dhaleen sheegid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg abtiri. ld abtiris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld abtirin, abtirsiinyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qofabtirsiinyadiisa sheegasho.
Qeexid Xigta: Ku a.: awoowohore abtirsiinyo ku gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Haweeney carruurta ay dhashay waxa uuwalaalkeed u yahay.
Qeexid Xigta: u.j.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld abtirsasho, abtirsiinyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld abtirsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld abtirsiinyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg abtirso. ld abtirsad,abtirsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld abtirsiinyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Soo bixidda gabar qaangaartaynaasku u soo baxo. Tus. “Naas abtiyow ayaau soo baxay”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -obay, -owday
Qeexid: Gabarqaangaartay naas ka soo bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: abtiyow! 3. u.j.wiilka aan abtiga u ahayow!; gabadha aanabtiga u ahayey!
m.dh
Qeexid: Aqoonta ku saabsanawoowayaashii hore magacyadooda iyo sidayisu xigeen; abnaq. ld abtiris, abtirsi,abtirsiimo, abtirsiino.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid.
Qeexid Xigta: Gabay, hees iwm curin.
Qeexid Kale: Ku t.: wax meel in ay ku sugan yihiin u malayn. 4. Ku t.: wax rasaas ku furid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh (ilma-abti, m.l) Wiil ama gabar abti dhalay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Abti ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Sarmooyinka dhabannada iyolabada indhood dhexdooda carruurta uu kasaro abtigood durugsan; sarow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Nin iyo naag walaalo ah ilmaha ay dhaleen waxa ay isu yihiin.
Qeexid Xigta: Ilmo waxa ay u yihiin carruurta eedadood dhashay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Abur yeelasho amasoo saarid (siiba awrka qooqan). ld uburi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg abtiyow2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]