Qeexid

"eeg abtiri. ld abtiris."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abtirin oo kali ah:
  • Culuumta Maansada: Aqoonta iyo u Abtirinta Maansada.
  • Tixgelinta Cismaan loo hayay ma ahayn mid loogu abtirin karo, salkana ku haysay in uu Isim ahaa, balse waxa ay ka soo jeedday shakhsiyaddiisa oo kasbatay sumcad aan qoys iyo tol ku ekeyne, ku fidday sal ballaaranna ku yeelatay bulshada Soomaaliyeed.