Qeexid
"Qofabtirsiinyadiisa sheegasho."
Qeexid Xigta
Ku a.: awoowohore abtirsiinyo ku gelid.
[-saday, -satay]
abtirs aday
abtirs atay
f.mg3"Qofabtirsiinyadiisa sheegasho."
Ku a.: awoowohore abtirsiinyo ku gelid.
Wadaag:
U a.: qof faraciisusiday isu dhaleen sheegid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Haweeney carruurta ay dhashay waxa uuwalaalkeed u yahay.
u.j.
m.l
Wadaag:
Aqoonta ku saabsanawoowayaashii hore magacyadooda iyo sidayisu xigeen; abnaq. ld abtiris, abtirsi,abtirsiimo, abtirsiino.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax xisaabasho.
(f.g) Ka t.: cid xumaan u geysasho.
(f.g) Ka t.: cid xil kala wareegid. 4. (f.mg) La t.: qof la caytamid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Soo bixidda gabar qaangaartaynaasku u soo baxo. Tus. “Naas abtiyow ayaau soo baxay”.
m.l
Wadaag:
Gabarqaangaartay naas ka soo bixid.
f.mg1
-obay, -owday
Wadaag:
Sarmooyinka dhabannada iyolabada indhood dhexdooda carruurta uu kasaro abtigood durugsan; sarow.
m.l
Wadaag: