Qeexid
"abtiyow! 3. u.j.wiilka aan abtiga u ahayow!; gabadha aanabtiga u ahayey!"
"abtiyow! 3. u.j.wiilka aan abtiga u ahayow!; gabadha aanabtiga u ahayey!"
Wadaag:
Gabarqaangaartay naas ka soo bixid.
f.mg1
-obay, -owday
Wadaag:
Soo bixidda gabar qaangaartaynaasku u soo baxo. Tus. “Naas abtiyow ayaau soo baxay”.
m.l
Wadaag:
Haweeney carruurta ay dhashay waxa uuwalaalkeed u yahay.
u.j.
m.l
Wadaag:
Sarmooyinka dhabannada iyolabada indhood dhexdooda carruurta uu kasaro abtigood durugsan; sarow.
m.l
Wadaag:
U a.: qof faraciisusiday isu dhaleen sheegid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qofabtirsiinyadiisa sheegasho.
Ku a.: awoowohore abtirsiinyo ku gelid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) U h.: wax uu qof leeyahay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Aqoonta ku saabsanawoowayaashii hore magacyadooda iyo sidayisu xigeen; abnaq. ld abtiris, abtirsi,abtirsiimo, abtirsiino.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Haweeneycarruurta ay dhashay waxa uu ina adeerkeedu yahay.
m.l
Wadaag: