Qeexid

"Abur yeelasho amasoo saarid (siiba awrka qooqan). ld uburi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aburi oo kali ah:
  • Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka caalamiga ah ee Puntland ayaa hoosta ka xariiqay in dawladda aysan marna awood iyo caburin adeegsan balse wixii khaldan dalka laga qabanayo, waxa kele oo uu amaanay hay’ada PDRC waxqabadkeedii hore.
  • Waxaa cad in dilalkani yihiin kuwo la doonayo in lagu caburiyo saxaafada madaxa banana ee dalka.