Qeexid
"eeg aburi. ld uburin."
"eeg aburi. ld uburin."
Wadaag:
Abur yeelasho amasoo saarid (siiba awrka qooqan). ld uburi.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
/dh Xumbo (siiba midda uu soo saaroaworka qooqan). ld ubur.
m.l
Wadaag:
eeg buri. ld buris, burrin, burris. burin1 m.f.dh eeg buri. ld buris.
m.f.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) (xis.) Habka laguraadiyo abyanku huban ama aan hubanayn.Abyintu waa weydaarka xigsinaynta. Tusaaleahaan, haddii f(x) ay tahay fansaarka ee x oomarka la diiro ku siisa f(x), markaa F(x) waxala yiraahdaa abyin ama lidka diirane ee f(x).
m.l
Wadaag:
/dh (-imo, m.l) Talo, hadal iyo in waxlaga qabto u baahan; xaajo.
m.l
Wadaag: