Qeexid
"A. ah: badeeco diiq, astaanahaan dusha kaga sawiran."
"A. ah: badeeco diiq, astaanahaan dusha kaga sawiran."
Wadaag:
Dabeecad ama muuqaal loodhashay; baxaalli. ld abuuris.
m.dh
Wadaag:
Wax aan hore ujirin uumis.
Wax beerid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(m.l.u) Miro loogu tala galay inwax lagu beero.
ld abuurid.
m.l
Wadaag:
Timir yaryar, guduudan, aad u macaan oo ka baxda degmada Doocanee Yaman. ld abuuddocan.
m.dh
Wadaag:
/dh Nooc meseggada ka mid ah,oo midab guduud iyo caddaan u dhexeeyaleh.
m.l
Wadaag:
Nafley bad ku nool ah ooleh jir qolof adag ku dahaarantahay, tobanlugood oo labada hore u egyihiin maqas oola cuno; koombe.
Nooc ka mid ahsigaarradii 40kii iyo 50kii Soomaaliya lagacabbi jirey oo dusha maqas kaga sawirnaa.
m.l
Wadaag:
A. ah: macwiis tufaax astaan uahi ku sawiran yahay.
m.l
Wadaag: