Qeexid
"Wax aan hore ujirin uumis."
Qeexid Xigta
Wax beerid.
[-ray, -rtay]
abuur3 ay
abuur3 tay
f.g1"Wax aan hore ujirin uumis."
Wax beerid.
Wadaag:
(m.l.u) Miro loogu tala galay inwax lagu beero.
ld abuurid.
m.l
Wadaag:
Dabeecad ama muuqaal loodhashay; baxaalli. ld abuuris.
m.dh
Wadaag:
/dh Nooc meseggada ka mid ah,oo midab guduud iyo caddaan u dhexeeyaleh.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Bilowga xiliiyada guga iyo dayrta oo beeraha abuurka lagu ridayo. ld beerabuurid, beerabuuris.
m.l
Wadaag:
/dh Xumbo (siiba midda uu soo saaroaworka qooqan). ld ubur.
m.l
Wadaag: