Qeexid
"eeg abuuran1."
"eeg abuuran1."
Wadaag:
Dabeecad ama muuqaal loodhashay; baxaalli. ld abuuris.
m.dh
Wadaag:
(m.l.u) Miro loogu tala galay inwax lagu beero.
ld abuurid.
m.l
Wadaag:
Wax aan hore ujirin uumis.
Wax beerid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
cuurmid cusbo1 m.dh Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.
Wadaag:
/dh Nooc meseggada ka mid ah,oo midab guduud iyo caddaan u dhexeeyaleh.
m.l
Wadaag: