Qeexid

"Abwaan ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga abwaannimo oo kali ah:
  • M. I. Warsame Hadraawi marka dib loo milicsado ee hoos loo dhugto taariikh-nololeedkiisa qofnimo iyo wax-soo- saarkiisa hal-abuurnimo, ayaa waxa kuu bidhaamaysa miigganaanta shaqsiyaddiisa qofnimo iyo mug-weynida hal-abuurkiisa abwaannimo.