Qeexid
"(-do, m.l) Shandad weyn, maqaarka samaysan oo reer miyigu wax ku gurtaan."
"(-do, m.l) Shandad weyn, maqaarka samaysan oo reer miyigu wax ku gurtaan."
Wadaag:
(-do, m.l) Naag sharmuuto ah. ld qabxo, qaxbad, qaxbo.
m.dh
Wadaag:
Markii magacuyaal lahaansho lagulifaaqo wuxuu la micna yahay “weligii”. Tus.“A.kii ma imaan” oo la mid ah “weligiis maimaan”. ld abadan, abid, abiid, ebed.
m.l.fk
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Heeryo cufan, culus ooka sameysan cajillo, jawaanno, calallo iwm,oo isku tolan oo awrta rarka culus laga xijiyo;qobtol. ld abjed.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) (baay.) Ka rujintageedka laga rujiyo meel ee la geeyo meel kale.Tus. “Ka saaridda geed dheri lagu beeray eeloo wareejiyo dhulka”.
m.l
Wadaag: