Qeexid
"Garasho ama dareen, wax silloonama lala yaabo, ay dhaliyaan; amakaag;ashqaraar."
Qeexid Xigta
ld abyamid.
"Garasho ama dareen, wax silloonama lala yaabo, ay dhaliyaan; amakaag;ashqaraar."
ld abyamid.
Wadaag:
abyane huban m.l (-nayaal ..., m.l/dh) (xis.)Jawaabta abyanka fansaar kasta ee haldoorsoome f(x), ee u dhexeeya laba qiime oomagacaaban ee x: x, iyo x2.
Wadaag:
abyanaha logaridam m.l (xis.) Qayb ka mid ahlogaridamka tiro ee ah abyoonaha ku yaallabidixda barta tabanlaha ee ku jirtalogaridamka.
Wadaag:
Wax la dhammaystiray noqosho. ld ebyoon1.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofkakoowaad ee kelida ah (hadlaha ama waxqoraha).
ld aannu.
mu.dhm.y
Wadaag:
Kua.: wax waqti go'an meel ku aaddannoqosho.
Ku a.: wax meel ku aaddannoqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-nno, m.dh) (xis.) Habka laguraadiyo abyanku huban ama aan hubanayn.Abyintu waa weydaarka xigsinaynta. Tusaaleahaan, haddii f(x) ay tahay fansaarka ee x oomarka la diiro ku siisa f(x), markaa F(x) waxala yiraahdaa abyin ama lidka diirane ee f(x).
m.l
Wadaag:
Xoolo la qalo ama cunto kale ooloogu duceeyo qof markaa dhintay.
m.l
Wadaag: