Qeexid
"(-dyo, m.dh) (xis.) Hab lagusammeeyo abyinaynta taranka laba fansaariyada oo la adeegsanaayo jidka: u (dv/dx)dx =uv - v (du)dx, oo loo adeegsan karoqiimeynta abyinka ee taran."
"(-dyo, m.dh) (xis.) Hab lagusammeeyo abyinaynta taranka laba fansaariyada oo la adeegsanaayo jidka: u (dv/dx)dx =uv - v (du)dx, oo loo adeegsan karoqiimeynta abyinka ee taran."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
abyineed aan hubnayn m.l (xis.) Abyanka aanhubanayn ee fansaarka f(x) waa fansaar F(x)oo diiranihiisu leegyahay f(x). Waxa kale ooloo yaqaan lidka diirane; abyineed.
Wadaag:
(-nno, m.dh) (xis.) Habka laguraadiyo abyanku huban ama aan hubanayn.Abyintu waa weydaarka xigsinaynta. Tusaaleahaan, haddii f(x) ay tahay fansaarka ee x oomarka la diiro ku siisa f(x), markaa F(x) waxala yiraahdaa abyin ama lidka diirane ee f(x).
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Sii j.: cid dhabarka xijin.
Soo j.: habeen hurdo ka tegid (cid).
U j.: muuqaal il ku hayn. 4. U j.: meel aadid. 5. Ula j.: fal ama hadal ujeeddo gaar ah ka lahaan.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-day, -dday
Wadaag:
eeg jeedi.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: