Qeexid
"abyineed aan hubnayn m.l (xis.) Abyanka aanhubanayn ee fansaarka f(x) waa fansaar F(x)oo diiranihiisu leegyahay f(x). Waxa kale ooloo yaqaan lidka diirane; abyineed."
"abyineed aan hubnayn m.l (xis.) Abyanka aanhubanayn ee fansaarka f(x) waa fansaar F(x)oo diiranihiisu leegyahay f(x). Waxa kale ooloo yaqaan lidka diirane; abyineed."
Wadaag:
(xis.) Qayb ka mid ah kalkulaska ee lagu barto abyinaynta iyo adeegsigiisa. Waxa lagu dabaqaa raadinta bededka, mugagga, dhererrada xoodka ama furfurista xigsineed.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) (xis.) Habka laguraadiyo abyanku huban ama aan hubanayn.Abyintu waa weydaarka xigsinaynta. Tusaaleahaan, haddii f(x) ay tahay fansaarka ee x oomarka la diiro ku siisa f(x), markaa F(x) waxala yiraahdaa abyin ama lidka diirane ee f(x).
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (xis.) Hab lagusammeeyo abyinaynta taranka laba fansaariyada oo la adeegsanaayo jidka: u (dv/dx)dx =uv - v (du)dx, oo loo adeegsan karoqiimeynta abyinka ee taran.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ablayneed, inkastaoo mararka qaarkood laraaciyo noolayaasha hoose ee boqortooyadaborotista. Inta badan haddaba, kooxahaboqortooyadan waxa loo aqoonsanyahayqaybaha abla-ablayneed.
Wadaag: