Qeexid
"Ku a.: ficil islaweyni iyo xadgudub leh cid kula kicid;gardarreysi qof."
[-ooday, -ootay]
abyood oday
abyood otay
f.mg3"Ku a.: ficil islaweyni iyo xadgudub leh cid kula kicid;gardarreysi qof."
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (xis.) Urur kakooban tirooyinka idil ee togan iyo kuwataban; 0, 1, 2, 3, 4, ... Abyooneyaasha toganee 1, 2, 3, 4,... waxa lagu magacaabaatirooyinka tirsiimo ama kuwa wax lagutirsado.
m.l
Wadaag:
Ku aa.: cidxumaan aanay mutaysan kula kicid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-nno, m.dh) (xis.) Habka laguraadiyo abyanku huban ama aan hubanayn.Abyintu waa weydaarka xigsinaynta. Tusaaleahaan, haddii f(x) ay tahay fansaarka ee x oomarka la diiro ku siisa f(x), markaa F(x) waxala yiraahdaa abyin ama lidka diirane ee f(x).
m.l
Wadaag: