Qeexid
"Eray Eebbe looga magangalo wixii la sharaysto. ld cawdu-billaahi."
"Eray Eebbe looga magangalo wixii la sharaysto. ld cawdu-billaahi."
Wadaag:
Ka a.:wax shartooda Ilaah ka magan gelid. ldcawdu-billeyso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg acuudu billeyso. ld acuudu-billeysad, acuudu billeysi, cawdu-billeysad acuudu-billeysi m.l ld acuudu-billeysasho.
m.f.dh
Wadaag:
billaa fk. Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; laga yaabaa in; armaa. Tus. “Billuu keen?”.
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) Mindi labada dhinac af ku leh, caarad dhuuban iyo daab xardhan oo gees ama caag iwm ka samaysan leh oo ay ragga qaataan; magli.
m.l
Wadaag: