Qeexid
"Tabar darroawgeed la dhicdhicid (qof)."
[-xay, -xday]
adaadax2 ay
adaadax2 day
f.mg1"Tabar darroawgeed la dhicdhicid (qof)."
Wadaag:
Socodka lala dhacdhaco tabardarro darteed.
Meesha ay iska galaandhulka iyo buurta.
m.l
Wadaag:
Lacag sanuud ah oo qiimaheedudhanyahay labaatan senti.
m.l
Wadaag:
Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi' iyo 'aa 1'.
mu.eb
Wadaag:
Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi', 'aa 1' iyo 'aan 1'.
mu.eb
Wadaag:
Anshax iyo dhaqan wanaagsanoo cidi leedahay.
Anshax iyo dhaqan aycidi leedahay.
m.dh
Wadaag:
Geed xooluhu ku dhacartaan ooleh sal weyn oo wada buruq ah iyo laamoyaryar oo dhuudhuuban.
m.dh
Wadaag:
Coddheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda.
Kor u qaylin neef riyo ahxanuun dartiis. ld aaddan2, eedaan2.
f.mg1
-aamay, -aantay
Wadaag:
Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiintawaqtiyada salaadda.
Ci' dheer oo neef riyoahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ldaadaamid, aaddan1, eedaan1.
m.l
Wadaag:
ld aadaan1,aaddamid, aaddaan1, eedaamid, eedaan1.
m.f.dh
Wadaag:
Waxaan jilicsanayn ahaansho.
Wax xoog iyokarti leh ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Libaaxa tan dheddig; gool.
Ugaarta ama dugaagga intooda laayaankaah.
Koox libaaxyo ah.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dheri weyn.
Qoolley.
Geed ka mid ah dhirta aanqodax lahayn.
m.l
Wadaag:
Nagaar aan qodax lahayn oo kabaxa balliyada iyo togagga, wuxuu leeyahaymiro kuwa bunka u eg, dhirta dawadana waaka mid. ld adarbiciid.
m.l
Wadaag: