Qeexid

"Lacag sanuud ah oo qiimaheedudhanyahay labaatan senti."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adaadi oo kali ah:
  • Warar hoose oo uu website-kan helayo ayaa sheegaya in uu jiro Cadaadis Caalami ah oo Gudoomiyaha Baarlamaanka lagu saaray in uu Aqbalo in Jabuuti lagu qabto Doorashada Xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
  • Cadaadis, ciqaab iyo caga juglayn ayaa ka jira, dadka xabsiga ku jiraa war kama hayaan waxa ka dhacaya adduunka kale, xataa in Obama madaxweyne noqday waxay ka ogaadeen askartii isu sheegaysay, ehelkoodiina hadalkiisa daa.