Qeexid
eeg adaadax2.
eeg adaadax2.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Lacag sanuud ah oo qiimaheedudhanyahay labaatan senti.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg adaadun2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Socodka lala dhacdhaco tabardarro darteed.
Qeexid Xigta: Meesha ay iska galaandhulka iyo buurta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Tabar darroawgeed la dhicdhicid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Unkidda xoolo, aqal iwm launko.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -umay, -untay
Qeexid: Xoolo, aqaliwm unkid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
mu.eb
Qeexid: Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi' iyo 'aa 1'.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
eb (Ebyoon) - Ebyoon (independent) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qadaad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld aadaan1,aaddamid, aaddaan1, eedaamid, eedaan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -untay, -umatay
Qeexid: Waxunkasho (hanti).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg aad3; ld aad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
mu.eb
Qeexid: Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi', 'aa 1' iyo 'aan 1'.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
eb (Ebyoon) - Ebyoon (independent) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ldadaddaah1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiintawaqtiyada salaadda.
Qeexid Xigta: Ci' dheer oo neef riyoahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ldaadaamid, aaddan1, eedaan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Anshax iyo dhaqan wanaagsanoo cidi leedahay.
Qeexid Xigta: Anshax iyo dhaqan aycidi leedahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Geed xooluhu ku dhacartaan ooleh sal weyn oo wada buruq ah iyo laamoyaryar oo dhuudhuuban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -aamay, -aantay
Qeexid: Coddheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda.
Qeexid Xigta: Kor u qaylin neef riyo ahxanuun dartiis. ld aaddan2, eedaan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg daad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nagaar aan qodax lahayn oo kabaxa balliyada iyo togagga, wuxuu leeyahaymiro kuwa bunka u eg, dhirta dawadana waaka mid. ld adarbiciid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg adaadumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]