Qeexid
"ld adaddaahid."
"ld adaddaahid."
Wadaag:
Madaxwareer yar.
Jirro muddo lalajiifey si tartiib ah uga bogsasho.
f.mg1
-hay, -hday
Wadaag:
Geed xooluhu ku dhacartaan ooleh sal weyn oo wada buruq ah iyo laamoyaryar oo dhuudhuuban.
m.dh
Wadaag:
Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi' iyo 'aa 1'.
mu.eb
Wadaag:
Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi', 'aa 1' iyo 'aan 1'.
mu.eb
Wadaag:
Lacag sanuud ah oo qiimaheedudhanyahay labaatan senti.
m.l
Wadaag: