Qeexid
"Qof ugaarsada dugaagga iyougaarta intooda halista ah. ld adame."
"Qof ugaarsada dugaagga iyougaarta intooda halista ah. ld adame."
Wadaag:
(-oomo, m.dh) Naag aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; biddad.
m.dh
Wadaag:
(-oommo, m.dh) Nin aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; cabiid; bidde.
m.l
Wadaag:
Lulmo darteed in yar indho isku qabasho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Qof loo xilsaaray in uu cido colaadi dhextaal heshiisiyo.
Qof qabiil madax u ah; caaqil; ugaas.
m.l
Wadaag:
Jabhad hubaysan oo u dagaallanta xurriyada gobol ama dal.
Qof ka tirsan jabhad.
m.l
Wadaag:
Nafleyugaarsi ku noolaan.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: