Qeexid

"Afartalugood ee xawayaanka middood."

Qeexid Xigta

ldaddimid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga addin oo kali ah:
  • Jawaab: Marka musqusha la gelayo waxaa la horraysiinayaa addinka bidix, marka laga soo baxayana waxaa la soo hor saarayaa addinka midig.
  • Sacad waxa uu intaa ku daray in aanay dalalka caalamku ka maarmi karin anay inay ogaadaan dadka ku nool waddankooda, inta muwaaddiniinta ah iyo ajnebiga aan u dhalan dalka iyo waliba qof walba sifaha uu dalka ku jooga.