Qeexid
"ld addoonsasho."
"ld addoonsasho."
Wadaag:
(-oommo, m.dh) Nin aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; cabiid; bidde.
m.l
Wadaag:
(-oomo, m.dh) Naag aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; biddad.
m.dh
Wadaag:
Qof ugaarsada dugaagga iyougaarta intooda halista ah. ld adame.
m.l
Wadaag:
Warqadda a.ga: dokumentirasmi ah oo ay ku yaalliin magac dhan,sawiriyo wixii kale oo caddaynaya qof sugiddiisa.
Warqadda citiraafka.
ld aqoonsasho.
m.l
Wadaag: