Qeexid

"(-gayaal, m.l/dh) Qof dadka uadeega."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adeege oo kali ah:
  • Agoon jilicsan uguna liita inta ruux xoog leh ee dalka maanta joogta, ayaa irdiha loo xidhay dugsigii markii horeba adeegeeda aanay dawladdu waxba uga qaban.
  • Guud ahaan shaqaalaha Raadiyo Muqdisho waxay u bareereen halis dhinaca ammaanka ah, waxayna si naf-hurnimo ah ugu adeegeen bulshadooda, waxay guteen waajib qaran oo saarnaa.