Qeexid

"Cuntomaalmeed suuq ka soo iibsasho."

Qeexid Xigta

Hawlkeligii qabsasho (qof).

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adeego oo kali ah:
  • Canshuurtu ama maaliyadda dowladu waa in ay noqotaa mid loogu adeego bulshada, ee aysan noqon mid dad gaar ahi aysan isaga tagri falin.
  • Marka su’aasha meesha imanaysa waxa ay tahay ka mid noqoshada dowladu ma mid lagu danaystaa mise waa mid shacabka loogu adeego?