Qeexid

"ld adeegsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adeegsi oo kali ah:
  • Quwaddaas waxaa ka soo saari kara uun qof Eebbe ku mannaystay awood gaar ahaaneed, awood loo dhasho oo qofkaasi uu Eebbe hibo ugu siiyay u adeegsiga farshaxannimo ee erayada afka – aftahanimo.
  • Marka baabuur ciiddaas ka badan lagu soo dhexdaayo dadkaas faraha badan ee soo adeegsi, jimicsi, dewersi iyo boob tegay ee laydhkii indha Cadde iyo laambado diciif ahi isku dhacaan waxa kuu soo baxaya hadhadh farabadan oo is hor iyo daba weydaaranaya.