Qeexid
"Wax laadkeeyay ahaansho."
[-naa, -nayd]
adkaysan2 aa
adkaysan2 ayd
f.mg4"Wax laadkeeyay ahaansho."
Wadaag:
(f.g) Gunti,xarig iwm oo dabacsan dhuuqsasho.
ku a.:hadal, fikrad, mowqif iwm iska beddelidla'aan.
(f.mg) U a.: dhibaato dulqaad uyeelasho; hawl, dhib, xanuun adkaysi ulahaansho; dulqaadasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Dhibaato hawl, xanuun,dhabar'adayg u lahaansho; dulqaad.
ldadkaysasho.
m.l
Wadaag:
Karti dheeraad ah oo nafley uyeelato dhibaato, mushkilad iwm.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Awoodda difaaca jirka:waa cabbir adkeysanka jirka uu cudurrada uyeelan karo.
m.l
Wadaag:
Wax la nadaamiyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid qalab lagu dagaalamo haysata ahaansho.
Cid arrad tiran ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wadaan iwm wax aad u buuxa ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la sameeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la sharxay ahaansho. ld safaysan2.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ubad si habboon u barbaaray ahaansho.
Xaya waan rabbaayad ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: