Qeexid
"Dhibaato hawl, xanuun,dhabar'adayg u lahaansho; dulqaad."
Qeexid Xigta
ldadkaysasho.
"Dhibaato hawl, xanuun,dhabar'adayg u lahaansho; dulqaad."
ldadkaysasho.
Wadaag:
(daaw.) Awoodda difaaca jirka:waa cabbir adkeysanka jirka uu cudurrada uyeelan karo.
m.l
Wadaag:
Karti dheeraad ah oo nafley uyeelato dhibaato, mushkilad iwm.
m.l
Wadaag:
(f.g) Gunti,xarig iwm oo dabacsan dhuuqsasho.
ku a.:hadal, fikrad, mowqif iwm iska beddelidla'aan.
(f.mg) U a.: dhibaato dulqaad uyeelasho; hawl, dhib, xanuun adkaysi ulahaansho; dulqaadasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag: