Qeexid

"(f.g) Gunti,xarig iwm oo dabacsan dhuuqsasho."

Qeexid Kale

(f.mg) U a.: dhibaato dulqaad uyeelasho; hawl, dhib, xanuun adkaysi ulahaansho; dulqaadasho.

Qeexid Xigta

ku a.:hadal, fikrad, mowqif iwm iska beddelidla'aan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive